U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qul

Magac Lab
Xaraf QSubg QU3 xar
1

Amuur.

2

Maqaar weyn qaab jawaan u tolan oo badar lagu shubto.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Alla ha u naxariistee labada marxuum ee kala ah Cabdi Cali Liibaan iyo Khadar Maxamuud Siciid ayaa qul-qulatada halkaa ka dhacday ku geeriyadooday, ka dib marka sida ay dad goob joog ahi sheegeen ay labadaa nin haleeshay rasaas lagu soo riday.

”
“

Agaasimaha Guud Ee Wasaaradda Maaliyaddu ha Joojiyo Cadaadiska Dhaqaale Ee Uu Ku Hayo Qul-ujeed.

”
“

Caawa ayaa la arkayay Dadweyne aad u farabadan oo kusii qul qulaya suuqaasi si ay u badbadsadaan Goobahooda Ganacsiga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD