U gudub nuxurka bogga
SABAAD

kala

Qurub Fal Keli
Xaraf KSubg KA4 xar2 Tusaale
1

Qurub tilmaamaya wax ka durkid ama ka soocmid. .

2

Qurub tilmaamaya ka gooni ahaansho. .

Tusaalooyin

“

Way kala tegeen. Kalluunka yaa kala yaqaan?

”
“

Way kala fiicanyihiin

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waan kala furfuray, rogrogey intuu u kala bixi karo.

”
“

. In ay garwaaqsadaan dhibaatada baahsan ee uu sababi karo dagaalku sida: dhimasha, dhaawaca, barakaca, kala fogaashaha dadka walaalaha ah, dhaqaale burburm taas oo ay sii dheeratahay cawaaqib xumada aakhiro iyo carada eebe.

”
“

qof ee dhaawacantay ayaa waxaa ay kala ahaayeen Xaaska sarkaalka, wiil yar uu dhalay iyo gabar shaqaalo ka ahayd Guriga taasoo hada laga deyrinayo dhaawaceeda ka dib markii uu soo gaaray dhaawac halis ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Fal Keli (qr.fk)

Xarafka

K · KA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
kala - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD