U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qaab1

Magac Lab
Naxwe-bab, m.l
Xaraf QSubg QA4 xar
1

Hannaanka wax leeyahay.

2

Hab.

4

Caano yar oo garoor ah oo caanaha dhayda ah lagu daro si ay durba garoor u noqdaan; salsal; khamiir.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Degaanka Iyo Shirka Johannesburg Fikirkii ay dadyowga adduunku ku xallinayeen mushkiladaha nolosha iyo horumarinta qaab-nololeedkooda ayaa sababay in la sameeyo qalab iyo gaadiid leh noocyo kala duwan.

”
“

) إدغام المتقاربين: Hadday isu soo dhawaadaan labo xaraf sida loogu dhawaaqo iyo astaantooda, uuna yahay labadooda kan horeeya mid reebban, waa in lagu qabtaa kan labaad - iyadoon lagu aqrineyn codka sanka - taasina waa labadan qaab.

”
“

qofood oo qaab beeleed xalay saq dhexe loogu laayay iyagoo jiifa guryahooda oo ku yaal Tuulada dhabad ee degmada Cabadwaaq.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bab, m.l

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qaab - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD