U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maqaar1

Magac Lab
Naxwe-rro, m.l/maqaar, m.dh
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Dub.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Asmaa waxay tidhi: dhimmashada ka dib ma ahan wax uu qofku ka cabsado, laxda la gawracay ma xanuujiso maqaar-siibka.

”
“

Dowladaha ku amar taagleynaya Bartamaha iyo Koofurta Somaliya waa dowlado maqaar-saar ah oo dulsaar ku ah deegaanka oo aan dan ka laheyn xaqa iyo maslaxadda dadka deegaanka.

”
“

Abwaanku Mar uu ku calaacalayey in gabadhan Cadan laga kaxeeyo intaan la “Intaanay mayrac barin mid soo mirataa intaanay mooda baran macdaarada maqaar baaniyaal intaan loo marmarin masbow fadhiyoo hablihii madhiyaye maandariin yaa ka dhoofsha magaalada.”

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-rro, m.l/maqaar, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maqaar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD