U gudub nuxurka bogga
SABAAD

jawaan

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf JSubg JA6 xar
1

Kiish ka samaysan liilammo ama xargo yaryar oo la isku falkiyay.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Jawaan Habaryuu Buushe ayaa dhawaan u soo xagaa-baxay xagan Qaarada Carra-edeg, waxaanay isagiyo afadiisa Loora yar soo khaawiseen shan daabiyadood oo ku kala yaal gadhka iyo gafuurka Afrika.

”
β€œ

Mas'uulku wuxuu sheegay inay bixinayaan gargaarkii hore barkiis, wuxuuna isagoo arintaas sharaxaya yiri: "Qoyskii heli jiray 2-jawaan, waan siinaynaa 1-jawaan, intaas ka yar cidii heli jirtayna kala bar ayaan siinaynaa".

”
β€œ

Markuu intaa maqlay ayuu Cumar kaxaystay laba nin oo la socday, wuxuu geeyay gurigi kaydka (Baytul-maal), markaasuu ku yidhi; Raashin baynu u qaadaynaa reerkii aynu soo aragnay ee horta aniga I saara jawaan budo ama daqiiq ah.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

J Β· JA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
jawaan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD