Casharrada Bilaashka ah
Casharro Af-Soomaali, xisaab iyo maaddooyin kale oo bilaash ah, heer kasta oo ku habboon da'da ilmaha.
- Heerka Dhallaan 0–4 sano - Tiro (17 cashar), Af Soomaali (86 cashar), Dareenka & Xiriirka (27 cashar), Farshaxan (8 cashar), Far Qore (4 cashar)
- Heerka Kowaad 4–5 sano - Tiro (26 cashar), Af Soomaali (38 cashar), Caafimaadka (5 cashar), Dareenka & Xiriirka (34 cashar), Farshaxan (29 cashar), Far Qore (9 cashar)
- Heerka Labaad 5–6 sano - Tiro (10 cashar), Af Soomaali (33 cashar), Caafimaadka (5 cashar), Dareenka & Xiriirka (33 cashar), Farshaxan (30 cashar), Far Qore (9 cashar)