U gudub nuxurka bogga
SABAAD

rasaas

Magac Dheddig
Xaraf RSubg RA6 xar
1

Xabbad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Burcaddan oo jidka u dhaxeeya Jowhar iyo Jalalaqsi u galay gaari rakaab, waxayna la beegsadeen rasaas fara badan oo dhalisay geerida Sadax ruux iyo dhaawaca afar kale oo ka tirsan dadkii saarnaa baabuurka.

”
“

"Askarigu wuxuu doonayay inuu dhac u geystay dadka gaariga saaran, balse rasaas ayuu ku furay gaariga kaddib markii darawalku uu ka dhego-adaygay inuu gaariga joojiyo," ayuu yiri goobjooge la hadlay ceelqaboobe.com oo ku sugnaa isgoyska Sanca.

”
“

Askari Ethiopian ah iyo qof rayid ah ayaa ku dhintay qaraxyo laba beegsaday ciidamo Ethiopain ah iyo rasaas ay ku jawaabeen oo ka dhacday Isgoyska Towfiiq ee Degmada Yaaqshiid.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

R · RA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
rasaas - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD