U gudub nuxurka bogga
SABAAD

goob1

Magac Lab
Naxwebeer
Xaraf GSubg GO4 xar
1

Si wadajir ah oo wax loo qabto .

2

Meesha badarka lagu ururiyo marka beerta laga soo jaro.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Carurtan oo da'dooda u dhexeysay Lix sano ilaa Labo iyo Toban ayaa goob ay ku cayarayeen kubad ay ka heleen bamkaan qarxay.

”
“

Jul 2010- Ciidamadamada Booliiska dalka Uganda ayaa sheegay inay xalay ka heleen goob lagu caweeyo jaakad ay ku rakiban yihiin waxyaabaha qarxa..

”
“

Cabbayntii agabka doorashada oo ka koobnaa 12 shay (item) oo ay ku jireen kuwii xaasaasiga ahaa (sensative materials), waxa rarkoodii la fuliyay xiligii loo qorsheeyay, iyadoo ay goob joog ka ahaayeen wakiilo ka socday axsaabta siyaasiga ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

beer

Xarafka

G · GO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
goob - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD