U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dad

Magac Lab
Naxwe-dyow, m.l
Xaraf DSubg DA3 xar
1

Naaley waxa Eebbe abuuray ugu sarreysa, dhogor lahayn oo garaadkeeda hadal ku cabbiri karta. dąd1 m.l

Tusaale Dheeraad ah3

“

Feb 2011- War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaarada difaaca ee dalka Hindiya ayaa lagu sheegay in Ciidamada Badda Dalka Hindiya ay qabqabteen dad la socday doon kaluumeysi oo aad u weyn..

”
“

Afarta qof ee dhawacantay aya ah dad rayid ah oo goobta ku sugnaa, iyadoo ay baxsaden kooxihii ka danbeeyay falkaasi foosha xun ah ee loo geystay dadka rayidka ah.

”
“

. Waa dad sooo maray dagaalo sokeeyo, qaxooti oo aan helin caawimada dib u dhiska heerkii looga baahnaa.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-dyow, m.l

Xarafka

D · DA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dad - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD