U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guud

Magac Lab
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Aan gaar ahayn.

2

Timaha dheer oo fardaha iwm surkooda, dhinaca kore, ku yaal.

3

Timaha weyn oo madaxa oo dadka deysto.

4

Wax kor u dheer, madaxa ugu korreeya; kore; sare; baar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

:Wuxuu ahaa Taliyaha Guud ee Hawl-gelinta ciidamada Gobollada Waqooyi iyo Gobollada Dhexe.

”
“

. In Mudane, Cali Cabdi Odowaa, oo ahaa Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada uu hadda noqon doono Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha.

”
“

) Masuuliyda gaarka ah ee xeer ilaaliyaha guud waxay tahay horumarinta iyo dhowrida ku dhaqanka sharciga.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guud - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD