U gudub nuxurka bogga
SABAAD

uu1

Magacuyaal Dhimman
Naxwekan laga hadlayo
Xaraf USubg UU2 xar1 Tusaale
1

.y Magacuyaal tilmaamaya qofka saddexaad ee kelida lab ah .

Tusaalooyin

“

Wuxuu rabaa inuu wax ka barto

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Wuxuu aaday Magaaladda Muqdisho halkaas oo uu ka galay Dugsiga dhexe wuxuuna dhameeyey sanadkii 1963.

”
“

, oo uu Axmed Siilaanyo tegay London wuxuu markiiba ku biiray jabhaddii Dhaqdhaqaaqa Waddaniga Soomaaliyeed ee SNM, isaga noqday wakiilka xafiiskii SNM ee London.

”
“

- Waana inuu xoog ugu tiirsado jilibkiisa bidix iyadoo uu ku dul hayo gacantiisa bidix.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magacuyaal Dhimman (mu.dhm)

Isrogrog

kan laga hadlayo

Xarafka

U · UU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
uu - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD