U gudub nuxurka bogga
SABAAD

nabar1

Magac Lab
Naxwe-bro, m.l/-rro, m.dh
Xaraf NSubg NA5 xar
1

Dillaac haragga ama jidhka gaadha dhaawac ku dhacay awgeed; qoon.

2

Raad uu qofka ku reebo dhaawac bogsaday.

3

Kol; mar.

4

Ooddin; aydin; qabatin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciyaartaasina waxay ku dhammaatay hal nabar oo ay siniin-gaal ridatey iyo eber dhako weyn oo ay faraas la huleeshay.

”
“

Haddii dagaalkaas ka dhex dhaca labada qof ee is qaba uu keeno nabar (xagtinna ha ahaadee) wuxuu dembigii noqon karaa dembiyada waaweyn ee dalka lagaaga dhoofin karo haddii ay maxkamaddu kugu xukunto.

”
“

“Rag ciil cadaab ka dooray,” ayuu yiri odaygii xubnihii Dareeme, “Rabbi og ma harsan doonno illaa aan dulmiga iska qaadno; illaa aan reer Kalkaal la helno nabar xun oo ay ka soo waaqsan waayaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-bro, m.l/-rro, m.dh

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
nabar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD