U gudub nuxurka bogga
SABAAD

keeno

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf KSubg KE5 xar
1

Siriq hoggaanka loo yeelo oo geela inta gafuurka loo suro lagu wado.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Ganacsatda Gobolka Hiiran ayaa waxaa ay isla meel dhigeen in sababta keentay in wax walba ay cirka ku dhagaan ay tahay lacagaha been abuurka ah ee laga keeno Gobolada Puntland iyo dakadda magaalada Muqdisho oo xiran.

”
β€œ

Axmed inuu ka fogaado inuu isku dayo inuu meesha keeno Guddoomiye Sh.

”
β€œ

. Waxaanu uga digaynaa bulshada Caalamka inaanay Jamhuuriyadda Somaliland, marna ogolaanayn in wax kasta dusha lagaga keeno, taas oo dhalin karta cawaaqib xumo saamaysa geeska Afrika iyo dunida kaleba.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

K Β· KE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
keeno - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD