U gudub nuxurka bogga
SABAAD

harsan

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf HSubg HA6 xar1 Tusaale
1

Wax intoodii badnayd tagtay, wax ka haray ahaansho. .

Tusaalooyin

“

Waqtigii wax baa inooga harsan ee hawsha wada

”

Tusaale Dheeraad ah3

“

Kooxaha iska soo horjeeda ayaa waxay ku goodinayaan inay dagaal adag la geli doonaan dhinaca kale, taasoo sii xoojisay cabsida shacabka ku harsan Baladweyne iyo kuwii horay uga barokacay.

”
“

"Annagu waxaan doonaynaa inaan aragno qodobbada heshiiska ku cad, si aan fikrado uga dhiibanno una dhaqangelino, innagoo og inay jiraan shirar kale oo harsan" ayuu yiri xildhibaan Ismaaciil Axmed Nuur oo saxaafadda hadal siiyay.

”
“

Aadan Madoobe ayaa Xildhibaanada ku wargeliyay in berito 9:00 subaxnimo la isu soo laabto si Xildhibaanada harsan ee is qoray u sii hadlan kadibna cod loo qaado qodobka ah in magacabista xilalka Wasiiradain dibada iyo gudaha Barlamanka laga so magacaabo.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
harsan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD