U gudub nuxurka bogga
SABAAD

reebo

Fal Gudbe (3)
Naxwe-btay, -batay
Xaraf RSubg RE5 xar
1

Wax la bixinayo qaar la harid.

2

Wax fal xun ka celin.

Tusaale Dheeraad ah3

“

In dawlad la dhisto iyo sida loo dhisayo dadkii weligood isku diiddanaa sow ma aha kuwa tan ku wada jira, marka laga reebo Soomaalilaan oo arrinteeda la isku raacay in si kale loo fardaamiyo?

”
“

'Guddiga Doorashada SL hala badalo' Xisbiyada Mucaaridka ah ah ee gobollada la magacbaxay Somaliland KULMIYE iyo UCID ayaa ku baaqay in la bedelo Guddiga Doorashada Somaliland, marka laga reebo xubintii cusbayd ee dhawaan la magacaabay.

”
“

Dhammaan taandhooyinka la dhisay tiradoodu intay doonto ha leekaatee waxay ahaayeen qaar hawanaya oo aanay cidi dhex joogin marka laga reebo ciidanka ilaalada ah, iyadoo meel u dhaw dhoobada dhexdeeda ku dhegsan yihiin kumanaan qof oo bilaa hoy ah.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (3) (f.g3)

Isrogrog

-btay, -batay

Xarafka

R · RE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
reebo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD