U gudub nuxurka bogga
SABAAD

ciil1

Magac Lab
Xaraf CSubg CI4 xar
1

Dareen uurkutaallo leh oo ku dhasha qof marka lagu sameeyo wax uusan raalli ka ahayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mid kale oo aan weydiiyay ayaa yidhi: “Walaahi anigu cidna kama iibin ee waan ku ciil baxay oo wasiirkii reerkayaga oo aanu col ahayn ayaan ku celiyay oo ku idhi ‘Ruux ilaa Rayaale’.”

”
“

Laakiin maaha inaynu nafteena diiqad ku gelino waxa aynu dareemayno oo ay taasi inagu abuurto feker farabadan oo ku baaha nafteena, ka dibna dhaliya murugo iyo ciil kugu beera walbahaar, werwer iyo culays aanay naftaadu qaadi Karin.

”
“

Tan kale hadduu ciil iyo cuqdado kala duwan qabo ma kala hilmaamayo ee wuxuu ku kala kaydsanayaa khaanadaha colaadeed oo uu calooshiisa ka dhex samaystay, mar kastana tuu doono ayuu soo furayaa.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

C · CI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
ciil - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD