U gudub nuxurka bogga
SABAAD

reer

Magac Lab
Naxwe-ro, m.l
Xaraf RSubg RE4 xar
1

Laba qof oo isqaba iyo ubadkood; qoys.

2

Dhawr qoys oo wadaaga dhalasho ama degaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

"Aadbaan ugu faraxsanahay natiijada doorashada, waxana u mahadcelinayaa dadweynaha Reer Jabuuti sidii ay nabadda u ilaaliyeen intii ay doorashadu socotay iyo sidii ay uga qaybqaateen doorashada"ayuu yiri mar kale Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle.

”
“

.2 Reer Osman.

”
“

-jirka reer Australia waxay sheegtay in saygeedu hadda u fasaxay ka qaybgalka tartanka Manchester.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ro, m.l

Xarafka

R · RE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
reer - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD