U gudub nuxurka bogga
SABAAD

og

Fal Gudbe (4)
Naxwe-gaa, -gayd
Xaraf OSubg OG2 xar
1

Dhacdo, arrin iwm ka warhayn.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Inta la og yahay 5 ruux oo rayid ah ayaa ku geeriyootay dagaaladan tiro kalena waa ku dhaawacmeen 2 askari oo ka mid ahna Ilaalada Madaxtooyada wey ku dhaawacantay.

”
“

Intaasoo waji ayaa fuqahadu kala mareen sida sawaabkaana Alle ayaa og.

”
“

Ciidanka Somaliland ayuu sheegay inta ay og yihiin oo ay arkeen in la dilay 3, kuwo kalana ay maqleen in ay aasayeen oo ay maydadkooda qaateen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Gudbe (4) (f.g4)

Isrogrog

-gaa, -gayd

Xarafka

O · OG

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
og - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD