U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qof1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-faf, m.l
Xaraf QSubg QO3 xar
2

Q.na: ninna, cidna.

3

Q.af: dad.

Tusaale Dheeraad ah3

“

qof ee dhaawacantay ayaa lagaarsiiya isbitalka weyn ee Magaalada B/weyne halkaasi oo lagu dabiibayo waxaana dhaqaatiirtu ay sheegeen in dhaawacoodu aanu halis ahayn.

”
“

. Qof kastaa wuxuu xaq u leeyahay inuu helo wax-barasho.

”
“

qof oo ka soo jeeda deegaanada Puntland ayaa sidoo kale maanta ka soo degay garoonka diyaaraddaha Gaalkacyo kuwaasi oo ka yimid magaalada Muqdisho, kuwaasi oo isugu jiray Ilaalada Madaxweynaha Dowladda KMG iyo reerahooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-faf, m.l

Xarafka

Q · QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qof - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD