U gudub nuxurka bogga
SABAAD

xun

Fal Magu (4)
Naxwe-umaa, -umayd
Xaraf XSubg XU3 xar
1

Wax aan wanaagsanayn ahaansho.

2

Ka x.: wax aan raalli ka ahayn wax la sameeyey ahaansho.

3

Ku x.: wax, wax aad u jecel ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Beckham wuxuu intaa ku daray; “uma malaynayo inaanu si xun u ciyaarnay, laakiin qaybtii dambe xooga maanu saarin inaanu hore u socono.”

”
“

Ciidamo Itoobiyaan ah oo si xun u dilay Odey dhaqameed caan ka ahaa Gobolka Shabeelaha hoose.

”
“

Arintan ayaa ku soo beegantay xili magaalada Gaalkacyo ay qasan tahay oo xiisad xun ay ka taagan tahay, waxaana dhacdooyinkan bilow u yihiin xaalada magaalada Gaalkacyo oo isbadal ku yimid.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-umaa, -umayd

Xarafka

X · XU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
xun - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD