U gudub nuxurka bogga
SABAAD

cariish

Magac Lab
Naxwe-shyo/carshaan, m.dh
Xaraf CSubg CA7 xar
1

Hooy ka samaysan dhis iyo dhoobo oo dhinacyadiisu qaab laydi leeyihiin.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhaawacyo la dhigay Isbitaalka Jowhar Ugu yaraan 15-qof oo uu ku jiro gudoomiyihii Midowga Maxkamadaha ee Degmada Aadan Yabaal oo ka tirsan Gobolka Shabeelada dhexe Sheekh Muxyadiin Cariish ayaa maanta la dhigay Isbitaalka Jowhar.

”
β€œ

Roobabkaani ayaa baabi'iyay inka badan 50 guri oo ka sameysnaa Cariish kuwaasoo la soo sheeayo inay dhulka la simeen dabeylihii dacayay waxaana sidoo kale barakac uu ku yimid qoysaskii deganaa guryahaasi dhulka la sinmay.

”
β€œ

Labo cariish oo iska soo horjeeda baynu kala deganayn.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-shyo/carshaan, m.dh

Xarafka

C Β· CA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
cariish - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD