U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhoobo1

Magac Dheddig
Xaraf DHSubg DHO6 xar
1

Ciid budo ah, qoyan oo is haysata.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Madaxweynuhu wuxuu sheegay in tabta ugu wanaagsan ee looga guulaysan karo burcadbadeeda ay tahay in la islaaxiyo barriga, isagoo sheegay inaan looga guulaysan karin maraakiib dagaal oo badda la dhoobo.

”
“

Kaaga darane bahal dhoobo ah oo meesha lagu manaystay ayaa ku dhegtay.

”
“

Hargeysa (Haatuf): Dawladda hoose ee Berbera ayaa shalay bilowday olole ay ku xaadhayso biyo dhoobo ah iyo ciid ay suuqyada iyo wadooyinka magaalada kaga tageen roobab laxaad leh oo toddobaadkan magaalada ka da’ay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

DH · DHO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhoobo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD