U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yabaal1

Magac Lab
Xaraf YSubg YA6 xar
1

Dhirta magoolkeeda. 2.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xarakada Al-Shabaab oo iidamo dheeraad ah u dirtay Degaano ka mid ah Gobalka Shabeelada Dhexe oo Maalmihii la soo dhaafay xiisado ka jireen Degmada Aadan Yabaal ee Gobalka Shabeelada Dhexe ayaa waxaa dhawaan gaaray Gaadiid dagaal ay leeyihiin Al-Shabaab..

”
“

Dagaal Beeleed dad badan ay ku dhinteen ayaa waxaa uu ka dhacay Degmada Aadan Yabaal ee Gobolka Shabeelaha dhexe iyo qaar ka tirsan Tuulooyinka hoostaga Degmadaasi sida Ceel muluq oo kale.

”
“

Dhinaca kale waxaa iyaguna odayaal dhaqameedyo u ambabaeen deegaanada Maxaas iyo Aadan Yabaal oo ka kala tirsan Sh/Dhexe iyo Hiiraan halkaasoo mudooyinkii danbe dagaalo goos goos ah uu ku dhexmarayey beelaha Xawadle iyo Abgaal oo deeganadasi wada dega.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yabaal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD