U gudub nuxurka bogga
SABAAD

yaraan1

Magac Lab
Naxwe-nno, m.dh
Xaraf YSubg YA6 xar
1

Carruur hooyo wada dhashay midka ugu dhalasho dambeeya; guradambeys.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ciidamada Booliiska Maamulka Soomaaliland oo maanta Xabsiga dhigay Nin Qarax ka geystay Magaalada Hargeysa. 08 Nov 2010- Qarax kale oo ay ku dhinteen ugu yaraan 5-ruux ayaa Caawa ka dhacay Degmada Xamar-weyne ee Magaalada Muqdisho..

”
“

Ciidamada oo ku jawaabay rasaas aad u xooggan ayaa waxay sababtay dhimashada ugu yaraan 12 qof oo rayid ah, kana mid ah dadkii marayay meel ku dhow halka uu qaraxu ka kacay.

”
“

Beelo dagaal isaga dilay 17-qof Ugu yaraan 17-qof oo maleeshiyooyinkii dagaalamay ah ayaa ku dhintay dagaalo ka dhacay Gobolka Mudug, gaar ahaan deegaanada Bacadweyn iyo Camara oo dhanka Koonfureed ee Gobolka Mudug ku yaala.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-nno, m.dh

Xarafka

Y · YA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
yaraan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD