1
Tirada kowda iyo saddexda u dhexeysa; "2".
2
Labadaba. .
Tusaalooyin
“
Labadaba way fiicanyihiin
”Tusaale Dheeraad ah3
“
Allaha u naxariistee Wariye Mahad Axmed Cilmi ayaa la sheegay in labo nin oo hor fadhidey guri kasoo horjeeda idaacada ay soo kaceen marka uu usoo dhawaaday isla markaana ay rasaas ku dhufteen.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Dheddig (m.dh)
Xarafka
L · LA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
