U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hooy

U yaac Jilicsan
Xaraf HSubg HO4 xar
1

War h.!: erey qof lala hadlayo dareenkiisa lagu soo jeediyo; waryaa!

2

Naa h.!: marka qof haween ah lala hadlayo ayaa la adeegsadaa naayaa.

3

Hooyaay!: marka dad badan lala hadlayo ayaa la adeegsadaa waryaadahee.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Dhulku wuxuu hooy u yahay malaayiin nooc oo noole ah, kaas ooy ka mid yihiin Aadamuhu.

”
β€œ

Dhagxaantaas la xaalufiyey waxay hooy u yihiin kalluunka Maxaliga ah taas oo ah mid curyaaminaysa taranka kalluunkaas.

”
β€œ

Waa walaalahada Quraba joogta Soomaaliyeed ee kuleh: Guul waarta u soo hooy Ummad Soomaaliyeed.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

U yaac Jilicsan (u.j)

Xarafka

H Β· HO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hooy - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD