U gudub nuxurka bogga
SABAAD

guri1

Magac Lab
Naxwe-ryo, m.l
Xaraf GSubg GU4 xar
1

Hooy; aqal.

2

G. ah: nafley heshay difaac ka celiya waxyeellada cudur horay ugu dhacay.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afkaartii baa iska kay dhex gashay oo aan kala guri kari waayay.

”
“

Bangiga loo yaqaan Husbanken wuxuu leeyahey hab wax amaahin gaar ah oo loogu talogaley dhallinyarada iyo dadka kale ee u baahan iney helaan guri.

”
“

Ciidamada AMISOM oo baritan sameyay Howlgal la xiriiray ilo wareedyo ay heleen ciidamada AMISOM ayaa maanta galey guri lagu tuhunsanaa in ay yaaleen hub kala duwan oo oo halkaas lagu qarinayay.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-ryo, m.l

Xarafka

G · GU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
guri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD