U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waddo

Magac Dheddig
Naxwe-ooyin, m.l
Xaraf WSubg WA5 xar
1

Dhul falan oo la maro; jid; dhabbe; marin; hilin; daw. waddo-caanood m.dh Waddo isku xirta guriga iyo xerada geela.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Carruurta dugsiga kuwooda yaryari waxa ay u baahan yihiin caawimo dhinaca waddo marista ah, waxana habboon in aanay keligood marin jidka dugsiga iyada oo aanu la socon qof weyni, tusaale ahaan saaxiib jidka la mara.

”
β€œ

Saaxiibka wehelku waa in uu ahaado qof weyn oo xilqaad ah oo jecel in uu carruurta wax ka baro waddo marista.

”
β€œ

Hase yeeshee, ilaa iyo hadda, waxay ku doodayeen in ayna joojin karin dagaalka inta Israel ay waddo dilka saraakiishooda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-ooyin, m.l

Xarafka

W Β· WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD