U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waa1

Qurub Diiradeed
Xaraf WSubg WA3 xar
1

Qurub lagu muujiyo waxa laga sheego yeelaha weerta.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.Biyaha Baddu waa isku dhadhan, 18.Banaankiis mare maradiisa geed ma qabsato.

”
“

) Howlkar(Hardworking): Soomaalidu waxay tiraahdaa ninkaad kaba ka tolanayso kuwiisii la fiiriyaa ninka maareynaya mustaqbalka umadu waa inuu yahay marka hore nin maareeyay noloshiisa shakhsiga ah,midiisa xirfadeed iyo tiisa aqooneed intaba.

”
“

-Su’aal Sheeg wadanka kaliya ee aan ka tirsaneen Umadaha Midoobay? 16-Jawab: Waa wadanka Taiwan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Qurub Diiradeed (qr.dd)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waa - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD