U gudub nuxurka bogga
SABAAD

baahan

Fal Magu (4)
Naxwe-hnaa, -hnayd
Xaraf BSubg BA6 xar
1
2

U b.: wax wax u mucurtaysan ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Jul 2010- "Waxaa soo muuqanaysa Dowlad Islaami ah oo Soomaaliya laga dhiso, waxaa la idinkaga baahan yahay oo keliya samari muddo gaaban ah iyo inaad jihaadka ka qaybgashaan"..

”
“

Ambassador Augustine Mahiga oo shirka ka hadlayay labadii maalmood ee uu socday ayaa inta badan ka hadlay in loo baahan yahay in dhinacyada Somalidu ay isku raacaan qorshe loo dhan yahay si looga gudbo xilliga KMG ah ee ay Dowladdu ku shaqeyso.

”
“

Aadan Madoobe oo ah Afhayeenka Baarlamaanka uu xiligiisii shaqo dhamaaday, loona baahan yahay in la doorto gudoomiye cusub.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-hnaa, -hnayd

Xarafka

B · BA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
baahan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD