U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dhul

Magac Lab
Naxwe-lal, m.l
Xaraf DHSubg DHU4 xar
1

Meeraha dadku dushiisa ku nool yahay.

2

Barri.

3

Dal. dhul-aasid m.dh (jool) Dariiqadda uu webigu ku dhigo ama ku fuulo meelaha godgodan waxyaabaha adag ee uu sido. dhul-abaahi m.l Cudur awrta ku dhaca oo caarka ka soo rida.

Tusaale Dheeraad ah3

“

“Caqabadahan kale, Dawladda Hoose ayaa dhulka u xil saaran waa in ay wax ka qabataa, oo ay heshaa dhul beebabka la mariyo, si biyuhu magaalada u wada gaadhaan,” ayuu yidhi Badhasaabku.

”
“

Dagaalada iyo muranada ka dhasha dhulka iyo ceelasha biyaha ayaa inta badan dhaliya dhimasho, dhaawac iyo barakac dad rayid ah, taasoo dhaqan ahaan dadka Soomaaliyeed ay u leeyihiin in ay isku qabqabsadaan dhul iyo ceelasha biyaha.

”
“

Dagaalkan ayaa ka dhashay muran dhul ku yaal degaanka uu dagaalku ka dhacay oo labada maleeshiyo beelood ay isku fahmi waayeen taasoo keentay in gacan ka hadal uu dhex maro siina weynaado dagaalka.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-lal, m.l

Xarafka

DH · DHU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dhul - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD