U gudub nuxurka bogga
SABAAD

joojin

Magac Fal
Xaraf JSubg JO6 xar
1

.dh jooji.

Tusaale Dheeraad ah3

“

DF oo joojin la' dhoofinta dhuxusha Waxaa si xoogan looga rarayaa dhuxusha dalkeena dekadda macmalka ah ee Barawe halkaasi oo ay ku xiran yihiin maraakiib iyo doonyo lagu rarayo dhuxusha.

”
“

Bulshadeenu maanta dhiig joojin bay ubaahantahay ee dhiig daadin uma baahna.

”
“

Dawladda Suudaan waxay doonaysaa inay jabhadda SPLA ku khasabto inay aqbasho xabad joojin, isla markaana ay jabhaddu ka baxdo magaalada Torit ka hor inta aan la isugu soo noqon wada hadalada u dhexeeya dawladda Suudaan iyo jabhadda SPLA.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Fal (m.f)

Xarafka

J · JO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
joojin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD