U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hilin

Magac Lab
Naxwe-immo/-nno, m.dh
Xaraf HSubg HI5 xar
1

Waddo ay samaysay cagta dadka ama xoolaha.

Tusaale Dheeraad ah2

“

Cabdi Muxumad Amiin ayaa halkaasi ku soo bandhigay buug uu qoray oo lagu magacaabo Hilin Hayaan, kaasoo uu daaha ka furay isla markaana dadka u sheegay in ay qaadan karaan wixii hada ka danbeeya.

”
“

Qaadka iyo Sigaarka waa in ciriiri laga dhiga oo aan si fudud loo hilin.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-immo/-nno, m.dh

Xarafka

H · HI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hilin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD