U gudub nuxurka bogga
SABAAD

habboon

Fal Magu (4)
Naxwe-naa, -nayd
Xaraf HSubg HA7 xar
1

Wax hagaagsan ahaansho.

2

Ku h.: Wax, wax ku fiican ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Aqoon korodhsigu wuxuu noqon doonaa mid loogu qalmo waxbarasho gaaban oo qofka si ku habboon loogu habeeyey.

”
“

. Fuqahada mad-habta Xanafiga iyo qaar ka mid ah Shaaficiyaduna waxay yiraahdeen: waxaa habboon in lagu khudbeeyo afcarabi, laakiin khasab ma aha, oo khaddiibku wuxuu ku khudbayn karaa afkii la doono ee dhegaystayaashu ay fahmayaan.

”
“

Haddaba mar haddii Somaalidu u badan tahay DEMBILE waxaa habboon in lays wada cafiyo, lana meelmariyo murtida oranaysa “Xusuustaa ma xiriirsho iyo Xalay dhalay”.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-naa, -nayd

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
habboon - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD