Tusaale Dheeraad ah3
Waxaa kale oo aan dhihi karnaa, tirada uqoran qormo saynis waa tiro leh hal god oo aan eber ahayn oo bidix ka xiga barta jajab tobanlaha, waxayna ku dhufsan tahay toban ku jibaaran abyoone togan ama abyoone taban.
”Iminkaba waxa dad badani u sadburiyaan mas’uuliyiintii Ururka Badbaado oo muujiyey xilkasnimo iyo bislaansho siyaasadeed oo togan, una noqonaya duugyaal wanaagsan.
”Falanqaynta Naxwaha
Fal Magu (1) (f.mg1)
-gmay, -gantay; -gmi
T · TO
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
