4
Dildillaac ku dhaca oogada siiba bishimaha iyo cagaha oo qabowga badani keeno.
5
Lacagta inteeda aan xaashida ahayn.
Tusaale Dheeraad ah3
“
Labada degmo, ee Wadajir iyo Xamar-jajab ayaa waxay ka mid yihiin degmooyinka ay ka taliso dowladda Somalia, waxaan labadii habeen ee ugu dambeeyay ka dhacayay xaafado ka mid ah degmada Wadajir qaraxyo dilay askar iyo shacab.
”Falanqaynta Naxwaha
Qaybta Hadalka
Magac Lab (m.l)
Xarafka
J · JA
La Wadaag
Sawirka La Wadaagga
Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha
La Wadaag
