U gudub nuxurka bogga
SABAAD

wali

Magac Lab
Xaraf WSubg WA4 xar
La Mid Ahweli1Magac Lab
1

Qof mu'min ah oo Ilaah ka baqa.

2

Qof ay saaran tahay mas'uuliyadda xaas meel deggan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

. Waxa loo baahan yahay in dawladdu ay gacan ka siiso 5ta arday ee ugu horeeya ee ka baxaya dugsiga sare inay sii wataan jaamacadda si ay ugu hirtaan ardayda kale ee wali dugsiyada waxbarasho ku jirta.

”
“

Dahir Caddow Calasow oo ku heyb ah Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed ayaa ku adkeystay inuu wali yahay Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe, waxaana uu ku gacan seyray Maamulkii dhowaan uu Madaxweynaha u magacaabay Gobolkaas.

”
“

May 2009- "Sheekh Shariif Siyaasad kale ayuu qaatay marka ma jirto sabab aan kuwada kulano maxaa yeelay anaga tii hore ayaan wali ku taaganahay " ayuu mar kale yiri..

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
wali - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD