U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waaxid

Magac Lab
NaxweIlaah
Xaraf WSubg WA6 xar
1

W. ah: kali ah, aan cidi wehelin .

2

Mid ama kali.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Afhyeenka ciidmada DFKMG ah Cabdi Waaxid Maxamad Xuseen ayaa sheegey in howlgaldan lagu soo qabtey dad lagu tuhmayo in ay lug ku leyihiin rabshadaha magaalada ka socda.

”
“

Taasi waa sidii la rabay -Marraa waaxid.

”
“

Shahaadah (luuqada carabiga: الشهادة ), ama shahaado waxa weeye qirista Ilaahay in uu yahay hal kaliya waaxid maba tawxis ka oo ah qirista ilaahy.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

Ilaah

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waaxid - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD