U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qormo

Magac Dheddig
Naxweooyin, m.l
Xaraf QSubg QO5 xar
1

Habka geedaha, dhagxaanta iwm looga qoro qalab la isticmaalo.

2

Qoraal yar oo koobaya ujeeddo gaar ah.

3

Habka loo dejiyo qoysaska reerka.

Tusaale Dheeraad ah3

β€œ

Sooyaalka taariikheed ee Ciraaq maaha mid hal ama laba qormo lagu soo koobi karo, sidaa darteed ayaan bal isku dayey inaan soo ururiyo war bixinno ama taariikho ku saabsan Ciraaq.

”
β€œ

Qormo ka hadleyso Halgankii SYL oo ku beegan 15 May.

”
β€œ

Tirada qormo saynis ku qoranwaxay ka koobantahay tiro ka weyn ama le'eg kow, kana yar toban oo lagu dhuftay toban abyooneku jibaaran.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

ooyin, m.l

Xarafka

Q Β· QO

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qormo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD