U gudub nuxurka bogga
SABAAD

waajib1

Magac Lab
Naxwe-baad, m.l
Xaraf WSubg WA6 xar
1

Shaqo go'an oo qof u xilsaaranyahay oo laga doonayo inuu guto.

2

Wax Alle amray oo lays faray oo ka tegiddiisu dambi yahay; faral; farli.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Badeecooyinka dalka soo galaya waxa kale oo qiimahooda ku waajib ah 3% oo ah cashuurta maamulida oo ka mid ah cashuuraha kastamka lagu qaado.

”
“

Darajada saddaxaad waxaa la yiraahdaa Mutabiciin waana kuwa raaca hadba sida ay Diintu dhigayso, waxaana waajib ku ah inay raacaan wixii ay ogaadeen ee leh Daliil Sharci ah ee Aaraada Culimada ah.

”
“

"anagoo raaceyna mabda'a Dowladu ku dhisan tahay ee shareecada ku dhaqanka islaamka waxaa waajib agu ah inaan taageerno Dowlada Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed" ayaa lagu yiri qoraalkaasi oo uu akhrinayay Mr.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-baad, m.l

Xarafka

W · WA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
waajib - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD