U gudub nuxurka bogga
SABAAD

naanays1

Magac Dheddig
Naxwe-so/-syo, m.dh
Xaraf NSubg NA7 xar
1

Magac dheeri ah oo loo yaqaan qof, kaas oo aan ahayn magaciisa dhabta ah; koofaar.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Markaa anigoo ka cararaya inaan markhaatiga u furo, ayaan ku idhi, waar nin waliba naanays lehe…, dabadeedna markaasuu igu yidhi waar aniga tayda kor looma qaado-e miyaanay sidaa ahayn……” La soco qayb kale oo xiiso badan cadadka dambe.

”
“

Afrika: Wadamada Afrikada madow ayaa ansixiyey naanays cusub oo ay isku magacaabeen, ka dib markii ay shaqada ka fadhiisiyeen magacii hore ee la odhan jirey OO, AA, YUU, waxayna iskood isugu baxsheen Afrikaan Istaad.

”
“

Markaad eegto Amuun oo qaadata muraayad, jiilanaanta socodka, qorshaha hawlaheeda, deggenaanteeda iyo dabeecadeeda, waxa la is odhan karaa waa naanays ama magac ku habboon oo ay qaadan doonto maalin maalmaha ka mid ah in magaceedu noqdo Drs Amuun.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

-so/-syo, m.dh

Xarafka

N · NA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
naanays - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD