U gudub nuxurka bogga
SABAAD

qayb1

Magac Lab
Xaraf QSubg QA4 xar
1

.fk Q. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Xoojinta, nabadagelyada, amaanka iyo deganaashaha qaaradda Afrika. 4 Dhiirigalinta nidaamka dimuqraadiga iyo hay’adihiisa si ay ugu suurta gasho bulshada Afrika inay ka qayb qaataan xukunka.

”
“

Anigii yaraa ee Canugga ahaa lafteydu waa aan ka qayb galay oohinta.

”
“

. Waxaanu aaminsanahay dadka reer Somaliland meelkasta oo ay joogaan inay muujin doonaan sida ay uga soo horjeedaan diktaytarrada iyo kuwa la shaqaysta, taas darteedna ay doorashada soo fool leh si ballaadhan oo nabadgelyo ah uga qayb qaadan doonaan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

Q · QA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
qayb - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD