U gudub nuxurka bogga
SABAAD

maalin1

Magac Lab/Dheddig
Naxwe-lmo, m.l
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Muddada u dhaxaysa marka qorraxdu soo baxdo ilaa ay dhacdo (12 saac).

Tusaale Dheeraad ah3

“

Ammaan lahayne Allow yaa Maraykanka Mr Jeena Dhiig, ayaa maalin dhaweyd Carabta u yimid oo ku yidhi Ciraaq ma dilnaa?

”
“

-kii ciidamada SNM waxay qaadeen weeraro badan sida dagaalkii buuraha faqashta oo mar kasta ka aargoosata shicibka waxay maalin qudha ku dileen magaalada Burco 44 qof, magaaladda hargeysana laba cisho oo isku xiga ayay ku dileen 90 qof.

”
“

. 1 Luly -- oo ku beegan Maalinta Xornimada Jamhuuriyadda Somalia oo ay israaceen Gobolada Somaliyeed, Waqooyi Iyo Koonfur oo maalin fasaxa Puntland u sameysay in looga Qeyb-galo Xuskeeda.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab/Dheddig (m.l/dh)

Isrogrog

-lmo, m.l

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
maalin - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD