U gudub nuxurka bogga
SABAAD

magac1

Magac Lab
Naxwe-cyo, m.dh
Xaraf MSubg MA5 xar
1

Erey qof, meel ama wax gaar ahaan loo yaqaan oo loogu yeero.

2

M. leh: qof sharaf, wanaag iyo geesinnimo lagu yaqaan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Cismaan Jaamac Cali oo ku magac dheer Cismaan kaluun. waxoo ahaa nin siyaasi oo dhashtay sanadka marka oo ahaa 1941dii. waxoo ahaa Ra'iisul wasaaraha DKMG ee Soomaaliya taariikhda marka ee eheed 28Oktoobar 2001 ilaa 12 Nofeembar 2001.

”
“

Aan ku Bilowno Saldanad aan wakhti badan socon, ooynu ugu magac darnay " Ugaas Guuleed" Guuleed waa Ogaden, Khaasatan Reer Cabdille.

”
“

Bixiyay Muu Aqoonin In Inankayga KULMIYE La Yidhaahdo” KULMIYE, Af-Soomaali ahaan waa magac caan ah oo ay Soomaalidu si xoog leh u isticmaasho.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Isrogrog

-cyo, m.dh

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
magac - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD