U gudub nuxurka bogga
SABAAD

dheeri1

Magac Lab
Xaraf DHSubg DHE6 xar
La Mid AhdheeraadMagac Lab
1

Wax tiro ama qiyaas la isla ogyahay siyaado ku ah.

Tusaale Dheeraad ah3

“

.8 Wareega sadexaad oo hal dheeri ah waxaa u soo gudbi kara labada musharax eeugu codka badan.

”
“

.4 Go’aamada Guddigu waxay ku ansaxayaan cod hal dheeri ah, haddiise laba jeer codku is le’ekaado waxaa cod dheeri yeelanaya Guddoomiyaha 20.5 Shirka Guddiga waxaa ka qeyb galaya Xoghayaha Joogtada oo aan cod ku lahayn.

”
“

Sidoo kale, waxaa kulankaas ka hadlay Ra’iisul wasaare Farmaajo oo si kooban uga hadlay howlaha xukuumadda isagoo xusay inay u baahan yihiin hal sano oo dheeri ah si ay u dhameystiraan howlo uu ku sheegay kuwo amaanka lagu sugayo.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

DH · DHE

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
dheeri - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD