U gudub nuxurka bogga
SABAAD

mustaqbal

Magac Lab
Xaraf MSubg MU9 xar
1

Timaaddo; aayo.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Gaalkacyo:Qaarkamid ah Dhalinyarada gobolka Mudug oo markale qaatay Kulan ku saabsan Ayaaha Mustaqbal ee dhalinta.

”
“

Mustaqbal waxa leh qofka dalkii guri shan qol ah oo marmar leh, daaraddiisu na hadoodilan tahay ka dhista ayaa bulshadii Ingiriiska u soo qaxday is dareensiisay.

”
“

Tusaale ahaan dhalinyaradii uu mawqifkoodu ahaa "Wax baan baranay, mustaqbal wanaagsan baanu dalkayaga hooyo u noqon doonaa" ayaa inta ay shicibkii dhexyimaadeen qalalaase ka dhex-abuureen.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MU

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
mustaqbal - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD