U gudub nuxurka bogga
SABAAD

marmar1

Magac Lab
Xaraf MSubg MA6 xar
1

Murqaha luqunta, tun.

2

Dhagax midabbo badan leh oo derbiyada ama sibirka guryaha lagu qurxisto. 3.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Askarta reer Jabuuti ee dalka Iskasoo gala waa wax caadi ah markaad joogtid lawyacaddo, balse waxa dareen ka jiraa kuwa marakanka ah ee marmar sooraaca.

”
“

Mustaqbal waxa leh qofka dalkii guri shan qol ah oo marmar leh, daaraddiisu na hadoodilan tahay ka dhista ayaa bulshadii Ingiriiska u soo qaxday is dareensiisay.

”
“

Maasha fadhigiina jeclaaday, meel halkaasa oo aan marmar tago, waa igu cowryilahaayeen guusha aan sugayo iyo barwaaqada ii iftiintay, waayahaanna odaga barkimooyinka geeskaas wanaagsan odhiga bay oranlahaayeen.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Lab (m.l)

Xarafka

M · MA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
marmar - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD