U gudub nuxurka bogga
SABAAD

hadoodilan

Fal Magu (4)
Naxwe-lnaa, -lnayd
Xaraf HSubg HA10 xar
1

Wax dusha laga dedey si har loogu yeelo ahaansho.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Mustaqbal waxa leh qofka dalkii guri shan qol ah oo marmar leh, daaraddiisu na hadoodilan tahay ka dhista ayaa bulshadii Ingiriiska u soo qaxday is dareensiisay.

”
“

Shirkii HESPI ay qabanqaabisay ee badhtamihii Disember 2010 ka dhacay Djibouti wuxuu ka mid yahay shirar muddo kusiman laba ilaa saddex sanno si hadoodilan loo qabanayay si aanay ummadda reer SL uga sasin.

”

Ereyada La Xidhiidha

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Fal Magu (4) (f.mg4)

Isrogrog

-lnaa, -lnayd

Xarafka

H · HA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
hadoodilan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD