U gudub nuxurka bogga
SABAAD

shan

Magac Dheddig
Xaraf SHSubg SHA4 xar
1

Tirada afarta iyo lixda u dhexeysa; "5".

2

Xoog; awood.

3

Gacan.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Bilowgii ciyaarta shan daqiiqadood ayay ku qaadatay kooxda Real Madrid, in ay ku helaan gacan ku haynta ciyaarta, taas oo ku timid kooxda Celta oo difaaca xidhatay si ay iskaga caabiyaan isku dhiibdhiibka gaagaaban ee ay ku ciyaaraysay kooxda Real Madrid.

”
“

Calanka Soomaaliya waa calan midibkiisu uu yahay buluug dhexdana ku leh xidig (shan gees) cadaan ah.

”
“

waa lambar tiro ka mid ah xisaabta taasi oo u qoranta labatan iyo shan.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Isrogrog

t

Xarafka

SH · SHA

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
shan - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD