U gudub nuxurka bogga
SABAAD

timaaddo1

Magac Dheddig
Xaraf TSubg TI8 xar
1

Wax mustaqbalka dhici doona.

Tusaale Dheeraad ah3

“

Uma badnayn ama laguma arki jirin meelaha Somalida isugu timaaddo, taas wuxuu ku kabay asagoo fikirkiisa qoraal ku gudbiya dhanka Internetka iyo warysiyo uu siiyo idaacadaha sida BBC.

”
“

Haddii ay duruuf timaaddo, waxa miisaan noqonaya wixii ay maslaxadda iyo danta guud ku ilaashamayaan.

”
“

Dowaldda Somalia ayuu ku boorriyay ergaygaan inay la timaaddo qorshe dhab ah oo nabad looga dhalin karo Somalia, taas oo saamixi karta in doorashooyin xor ah ka dhacaan Somalia sannadka 2009.

”

Falanqaynta Naxwaha

Qaybta Hadalka

Magac Dheddig (m.dh)

Xarafka

T · TI

La Wadaag

Sawirka La Wadaagga

Soo koobid ereyga, macnihiisa, iyo tusaalaha

Fur daaqad cusub
timaaddo - sawirka la wadaagga

La Wadaag

Sida aan u hagaajino SABAAD